• Bogga Hore
  • Wararka
  • Maqaallada
  • Arrimaha Bulshada
    • Waxbarashada
    • Caafimaadka
    • Dhaqaalaha
    • Teknolojiyada
    • Sheekooyinka
  • Dib u milicsi
  • Muuqaalo
  • Fanka iyo Fannaanka
  • Nagu Saabsan
Search
Facebook
Twitter
Youtube
Logo
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • Maqaallada
  • Arrimaha Bulshada
    • Waxbarashada
    • Caafimaadka
    • Dhaqaalaha
    • Teknolojiyada
    • Sheekooyinka
  • Dib u milicsi
  • Muuqaalo
  • Fanka iyo Fannaanka
  • Nagu Saabsan
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • Maqaallada
  • Arrimaha Bulshada
    • Waxbarashada
    • Caafimaadka
    • Dhaqaalaha
    • Teknolojiyada
    • Sheekooyinka
  • Dib u milicsi
  • Muuqaalo
  • Fanka iyo Fannaanka
  • Nagu Saabsan
Logo
Facebook
Twitter
Youtube
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • Maqaallada
  • Arrimaha Bulshada
    • Waxbarashada
    • Caafimaadka
    • Dhaqaalaha
    • Teknolojiyada
    • Sheekooyinka
  • Dib u milicsi
  • Muuqaalo
  • Fanka iyo Fannaanka
  • Nagu Saabsan
Logo
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • Maqaallada
  • Arrimaha Bulshada
    • Waxbarashada
    • Caafimaadka
    • Dhaqaalaha
    • Teknolojiyada
    • Sheekooyinka
  • Dib u milicsi
  • Muuqaalo
  • Fanka iyo Fannaanka
  • Nagu Saabsan

Madaxweyne Museveni oo sheegay arrin uu sameynayo kadib booqashadii Madaxweyne Xasan

October 13, 2022
Kula wadaag cid kale baraha bulshada

Madaxweynaha dowladda Uganda Yoweri Museveni oo dhowaan wadahadallo la yeeshay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku tegay Kampala ayaa ku dhowaaqay taageero cusub oo ay dowaddiisa siineyo Soomaaluiya.

Museveni oo ka warbixinayey wadahadalladii uu la yeeshay dhiggiisa Xasan Sheekh ayaa sheegay in dowladdiisa ay siin doonto Soomaaliya qalab milatari oo dheeri ah.

Madaxweynaha Uganda ayaa tilmaamay inay muhiim tahay wax ka qabashada amniga Soomaaliya iyo caqabadaha heysta dowladdda federalka oo uu ugu horreyso Al-Shabaab.

“Waxaan ku siin doonaa qalab dheeraad ah si aad wax uga qabato xaaladda amniga. Waxaa gobolku ka shaqayn karaa bixinta qalab,” ayuu yiri Yoweri Museveni.

Sidoo kale wuxuu ku baaqay in diiradda la saaro dib u dhiska ciidamada Xoogga dalka, si ay u hantaan amniga dalka oo dhan.

“Waa in aad leedahay qorshe aad ku dhiseyso ciidan qaran. Shacabku waa inay dhistaan ciidankooda si ay isu difaacaan,” ayuu sii raacyey madaxweyne Yoweri Museveni.

Uganda ayaa Soomaaliya ka caawisa dhanka milatariga, waxayna ciidamo badan oo qayb ka ah howlgalka ATMIS haatan ka joogaan Soomaaliya, kuwaas oo la dagaala Al-Shabaab.

Ballan-qaadka uu haatan u sameeyey Yoweri Museveni dowladda Soomaaliya ayaa ku soo aadayo kadibn laba safar oo is xig-xigay uu Xasan Sheekh Maxamuud ku tegay Kampala.

Kula wadaag cid kale baraha bulshada

La Xiriira

Mareykanka oo amar dul-dhigay dhinacyada ku dagaalamaya ITOOBIYA

October 15, 2022

Shirka Golaha Wasiirada oo laga soo saaray go’aan culus oo la xiriira ciidamada

October 15, 2022

Dowladda Itoobiya ayaa diginin kama dambeys ah u dirtay Ireland

October 15, 2022

Baraheena Bulshada

Maqaallada

Mareykanka oo amar dul-dhigay dhinacyada ku dagaalamaya ITOOBIYA

October 15, 2022

Shirka Golaha Wasiirada oo laga soo saaray go’aan culus oo la xiriira ...

October 15, 2022

Dowladda Itoobiya ayaa diginin kama dambeys ah u dirtay Ireland

October 15, 2022

Sheekada ku saabsan Trump iyo Soomaaliya ee mar kale qabsatay Mareykan...

October 14, 2022

Ra’iisul wasaare Xamza oo maanta u ambabaxay magaalada Addis Ababa ee ...

October 13, 2022
Logo

Quick Links

  • Wararka
  • Teknoologiyada
  • Cayaaraha
  • Fanka iyo Fannanka
  • Sheekooyinka
  • Dhaqaalaha
  • Waxbarashada
  • Caafimaadka
  • Maqaallada
  • Muuqaallada

Nagu Saabsan

  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Facebook
Twitter
Youtube

Copyright © 2022 Ayaamaha — All Rights Reserved.

Site Designed by ILEYS INC