• Bogga Hore
  • Wararka
  • Maqaallada
  • Arrimaha Bulshada
    • Waxbarashada
    • Caafimaadka
    • Dhaqaalaha
    • Teknolojiyada
    • Sheekooyinka
  • Dib u milicsi
  • Muuqaalo
  • Fanka iyo Fannaanka
  • Nagu Saabsan
Search
Facebook
Twitter
Youtube
Logo
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • Maqaallada
  • Arrimaha Bulshada
    • Waxbarashada
    • Caafimaadka
    • Dhaqaalaha
    • Teknolojiyada
    • Sheekooyinka
  • Dib u milicsi
  • Muuqaalo
  • Fanka iyo Fannaanka
  • Nagu Saabsan
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • Maqaallada
  • Arrimaha Bulshada
    • Waxbarashada
    • Caafimaadka
    • Dhaqaalaha
    • Teknolojiyada
    • Sheekooyinka
  • Dib u milicsi
  • Muuqaalo
  • Fanka iyo Fannaanka
  • Nagu Saabsan
Logo
Facebook
Twitter
Youtube
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • Maqaallada
  • Arrimaha Bulshada
    • Waxbarashada
    • Caafimaadka
    • Dhaqaalaha
    • Teknolojiyada
    • Sheekooyinka
  • Dib u milicsi
  • Muuqaalo
  • Fanka iyo Fannaanka
  • Nagu Saabsan
Logo
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • Maqaallada
  • Arrimaha Bulshada
    • Waxbarashada
    • Caafimaadka
    • Dhaqaalaha
    • Teknolojiyada
    • Sheekooyinka
  • Dib u milicsi
  • Muuqaalo
  • Fanka iyo Fannaanka
  • Nagu Saabsan

AfroAtlas iyo Lufthansa Group oo gaaray heshiis dan ugu jirto shirkaddaha Soomaaliyeed ee iibiya tikidhada

October 13, 2022
Kula wadaag cid kale baraha bulshada

Shirkadda AfroAtlas oo ay lee yihiin ganacsato Soomaali ah iyo shirkadda reer Yurub ee diyaaraddaha ee Lufthansa Group ayaa maanta magaalada Nayrobi ku soo bandhigay adeeg cusub oo ay labada shirkadood isaga kaashanayaan sidii farsamada casriga ah ee NDC la soo gaarsiin lahaa Bariga iyo Bartamaha Afrika.

Barnaamijka cusub ee NDC ayaa u sahlaya macaamiisha AfroAtlas inay helaan qiimayaasha jaban ee NDC ee shirkadaha diyaaradaha ee ku bahoobay Lufthansa Group ee kala ah Lufthansa, Swiss, Austrian Airlines, Brussels Airlines iyo Eurowings.

Melford Ndungu oo ka socday Lufthansa Group ayaa munaasabadda ka sheegay in AfroAtlas ay tahay shirkaddii ugu horreysay ee fadhigeedu yahay Bariga Afrika ee ay heshiis noocaan ah la galaan, iskana kaashanayaan sidii farsamadan casriga ah loo gaarsiin lahaa wakiillada safarka iyo guud ahaan musaafiriinta dooneysa inay ku socdaalaan shirkadaha ku bahoobay Lufthansa Group. Wuxuu xusay in qiiimayaasha laga heli doono barnaamijka AfroAtlas ay ka jaban yihiin kuwa laga heli karo nidaamka kale ee loo yaqaano GDS ee ay isticmaalaan inta badan wakiillada safarka (travel agents).

Marwo Agnes Mucuha oo madax ka ah Kenya Association of Travel Agents (KATA) iyo Mudane Anthony Ochieng oo madax ka ah Tour Operators Society of Kenya (TOSK) oo matalayay shirkadaha bixiya adeegyada safarka iyo dalxiiska Kenya ayaa munaasabadda ka sheegay inay aad ugu faraxsan yihiin barnaamijkan, iyagoo ballanqaaday inay AfroAtlas kala shaqeynayaan sidii adeeggan loo gaarsiin lahaa dhammaan shirkadaha ka ganacsada safarrada iyo dalxiiska.

 

Kula wadaag cid kale baraha bulshada

La Xiriira

Mareykanka oo amar dul-dhigay dhinacyada ku dagaalamaya ITOOBIYA

October 15, 2022

Shirka Golaha Wasiirada oo laga soo saaray go’aan culus oo la xiriira ciidamada

October 15, 2022

Dowladda Itoobiya ayaa diginin kama dambeys ah u dirtay Ireland

October 15, 2022

Baraheena Bulshada

Maqaallada

Mareykanka oo amar dul-dhigay dhinacyada ku dagaalamaya ITOOBIYA

October 15, 2022

Shirka Golaha Wasiirada oo laga soo saaray go’aan culus oo la xiriira ...

October 15, 2022

Dowladda Itoobiya ayaa diginin kama dambeys ah u dirtay Ireland

October 15, 2022

Sheekada ku saabsan Trump iyo Soomaaliya ee mar kale qabsatay Mareykan...

October 14, 2022

Madaxweyne Museveni oo sheegay arrin uu sameynayo kadib booqashadii Ma...

October 13, 2022
Logo

Quick Links

  • Wararka
  • Teknoologiyada
  • Cayaaraha
  • Fanka iyo Fannanka
  • Sheekooyinka
  • Dhaqaalaha
  • Waxbarashada
  • Caafimaadka
  • Maqaallada
  • Muuqaallada

Nagu Saabsan

  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Facebook
Twitter
Youtube

Copyright © 2022 Ayaamaha — All Rights Reserved.

Site Designed by ILEYS INC