• Bogga Hore
  • Wararka
  • Maqaallada
  • Arrimaha Bulshada
    • Waxbarashada
    • Caafimaadka
    • Dhaqaalaha
    • Teknolojiyada
    • Sheekooyinka
  • Dib u milicsi
  • Muuqaalo
  • Fanka iyo Fannaanka
  • Nagu Saabsan
Search
Facebook
Twitter
Youtube
Logo
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • Maqaallada
  • Arrimaha Bulshada
    • Waxbarashada
    • Caafimaadka
    • Dhaqaalaha
    • Teknolojiyada
    • Sheekooyinka
  • Dib u milicsi
  • Muuqaalo
  • Fanka iyo Fannaanka
  • Nagu Saabsan
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • Maqaallada
  • Arrimaha Bulshada
    • Waxbarashada
    • Caafimaadka
    • Dhaqaalaha
    • Teknolojiyada
    • Sheekooyinka
  • Dib u milicsi
  • Muuqaalo
  • Fanka iyo Fannaanka
  • Nagu Saabsan
Logo
Facebook
Twitter
Youtube
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • Maqaallada
  • Arrimaha Bulshada
    • Waxbarashada
    • Caafimaadka
    • Dhaqaalaha
    • Teknolojiyada
    • Sheekooyinka
  • Dib u milicsi
  • Muuqaalo
  • Fanka iyo Fannaanka
  • Nagu Saabsan
Logo
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • Maqaallada
  • Arrimaha Bulshada
    • Waxbarashada
    • Caafimaadka
    • Dhaqaalaha
    • Teknolojiyada
    • Sheekooyinka
  • Dib u milicsi
  • Muuqaalo
  • Fanka iyo Fannaanka
  • Nagu Saabsan

Wafdi ka soda Somalia oo ka qeybgalaya shirka cimilada iyo amniga ee Berlin

October 13, 2022
Kula wadaag cid kale baraha bulshada

Magaalada Berlin ee dalka Jarmalka ayaa waxaa lagu qabtay shir aad u ballaaran oo caalami ah oo ku saabsanaa isbadalka cimilada iyo ammaanka.

Shirka waxaa ka qeybgalay madax kala duwan oo adduunka ka timid, qabiiro iyo daneeyaasha wax ka qabashada arrimaha deegaanka iyo isbadalka cimilada.

Soomaaliya waxaa kulanka uga qeybgalay wafdi ay hoggaamineysay Wasiirka qaabilsan arrimaha dhinaca deegaanka iyo isbadalka cimilada ee dalka Soomaaliya Ambassador Khadiija Maxamed Al-Makhsoumi.

Shirka oo socday laba maalin waxaa lagu fallanqeeyey sidii la isaga kaashan lahaa wax ka qabashada isbadalka cimilada, xagga amniga iyo sidii loo wajihi dhibaatooyinka dhanka biyaha ee ka taagan adduunka.

Intii uu shirkaan ka socday magaalada Berlin ayaa wafdiga Soomaaliya ka socday oo ay hoggaamineysay wasiir Al-Makhsoumi waxay kulamo gaar gaar ah la yeesheen madaxdii shirkaan ka qeybgashay qaarkood, waxaana madaxdii la kulantay kamid ahaa wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Germany.

Wasiir Al-Makhsoumi ayaa dowladda Jarmalka kala hadashay sidii ay kaalin mug leh uga qaadan laheyd arrimaha ku saabsan dhinaca Soomaaliya ee wax ka qabashada isbadalka dhanka cimilada iyo xagga amniga.

Dhanka kale wasiir Al-Makhsoumi ayaa qadka taleefoonka kula hadashay Ilhaan Cumar oo ka tirsan Congress-ka Mareykanka waxayna labada mas’uul ka wada-hadleen isbadalka cimilada Soomaaliya.

Kula wadaag cid kale baraha bulshada

La Xiriira

00:01:24

Soomaaliya iyo Kenya oo wadahadallo cusub ku yeeshay Muqdisho

October 13, 2022
00:03:24

Marwada Qaranka oo isbitaalka xoogga gargaar ugu geysay ciidanka dhaawaca ah

October 12, 2022
00:01:51

Madaxweyne Xasan Sheekh oo shacabka ugu hambalyeeyay maalinta qiimaha badan ee 1...

October 12, 2022

Baraheena Bulshada

Maqaallada

Mareykanka oo amar dul-dhigay dhinacyada ku dagaalamaya ITOOBIYA

October 15, 2022

Shirka Golaha Wasiirada oo laga soo saaray go’aan culus oo la xiriira ...

October 15, 2022

Dowladda Itoobiya ayaa diginin kama dambeys ah u dirtay Ireland

October 15, 2022

Sheekada ku saabsan Trump iyo Soomaaliya ee mar kale qabsatay Mareykan...

October 14, 2022

Madaxweyne Museveni oo sheegay arrin uu sameynayo kadib booqashadii Ma...

October 13, 2022
Logo

Quick Links

  • Wararka
  • Teknoologiyada
  • Cayaaraha
  • Fanka iyo Fannanka
  • Sheekooyinka
  • Dhaqaalaha
  • Waxbarashada
  • Caafimaadka
  • Maqaallada
  • Muuqaallada

Nagu Saabsan

  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Facebook
Twitter
Youtube

Copyright © 2022 Ayaamaha — All Rights Reserved.

Site Designed by ILEYS INC